- Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Nadiira Sheekh Aadan Siiro,ayaa muxaadiro diiniya Oo doonaysay inay ujeediso haweenka ku dhaqan Magaalo madaxda Gobolka Togdheer Oo la joojiyey.Isla markaana Nadiira Oo uu dhaley sheekhii magaalada Hargeysa ee Aadan Siiro.
Qoraal ku faafisay Oo aanu Ka Soo xiganey baraha bulshada barta ay ku leedahey ee Fays-buugeeda xafiiska wararka shabakadda Baraarugtv.com ee magaalada Burco,ayaa u dhignaa sidan:-“Waxa aan hablaha magaalada Burco ka raali galinayaa inay inaga baaqatay muxaadaradii oo ay sabab u ahayd hoolka hiteelka oo qaadi waayay hablihii muxaadarada dhagaysanayay.”
Email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com