Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Halkani waa goobaha macdanta Lithium Minerals laga helay ee deegaanada Gibil-kudirir iyo Laas-dagaalwaaq oo u dhexeeya Canjeelka, Garba-dheere iyo Maluugta kana tirsan degmada daarasalaam gobolka maroodi jeex.hadaba waxa iswaydiin leh maxaa keenay meesha Ciidamadii Ruushka because Ninkaasi waxa uu xidhan yahay KLMK military uniform with a camouflage oo ah dirayskii ciidamada Soviet Union. Ruushka.Ninka Soomaaliga ah ee halkaasi keenay iyo Somalilandna waxa codkiisa iiga muuqata in uu yahay Wala-Weyn soo doontay Macdanta dhulka Somaliland. waar Somaliland ma Wagner Group kii Ruushka ee galbeedka Africa iyo woqooyiga Africa Macdanta iyo dahabka ka guranaayey ayaa Macdantii Somaliland loo soo ka xaystay? professor geology ah iyo Dirayska iyo koofiyada ciidamada Soviet Union. Maxaa isku keenay.?
Bulshada deegaanadaasi ha ku baraarug sanaadaan dhulkaasi.
WQ Abdulqadir Omar.



