Hogaamiyaha Firdhiye oo ka hor-yimi Ergayga Sreal u magacawday Somaliland

0
74

#Akhriso Hogaamiyaha beesha Dhulbahante ee Maamulka Woqooyi-bari Firdhiye,ayaa ismuujin uu istusayo shacabka beesha Hawiye ee magaalada Muqdisho caayey caqligooda.
Firdhiye oo ka taliya hal magaalo oo la yidhaahdo Bariga Laascaanood ayuu leeyahey ergayga Yuhuuda ayaan dacweynayaa u soo magacawday Somaliland.Isla markaa waxaynu ku macnayn-karnaa qoraalka bariga Laascaanood ee Firdhiye macno ahaan uu la mid yahey neef geel ah oo haya xanuun la yidhaahdo shibir madaxa kaga dhacey oo waalan oo kale weeye qoraalkan uu maanta soo qoray Firdhiye,waxaanu yidhi sidan.“Mr. George Conway wuxuu weli adeegsanayaa siyaasadihii duugoobay ee Qaramada Midoobay isagoo Dawladda Woqooyi-bari u aqoonsanaya dhul lagu muransan yahay.
Mawqifkani wuxuu khilaafsan yahay qaab-dhismeedka federaalka ee hadda jira, kaas oo Dawladda Woqooyi-bari si rasmi ah loogu dhisay laguna aqoonsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya.”Ayuu yidhi Firdhiye oo qoraalkan u diray Xassan Sheekh.

# RSI TV