Dawladda Soomaaliya Oo Shir Macdanta Ah Ku Qabatey Gudaha Somaliland

0
67

Shacabka Reer Somaliland-now Ma Og-tihiin In Maanta Koox Ama Guruub-yar Macdantiinii iyo khayraadkiinii Loo Gacan-gelinayo Shirkado Ajahnebi Ah Ama Dalal Shisheeya Ah? I’m

Hargeysa,(Baraarugtv com)-Ma og-tahey in shirkan marshuuca ah ee ka socday gudaha magaalada Hargeysa ee Shirkadda isku magacowday shirkad macdanta shaqaysa ah,loona bixiyey magaca maanta laydiin sheegay,kabani weyna laydin ku sheegayo ee Eastren Resources ay soo bixisay dawladda faderaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Sidoo kalena waxyaabaha naxdinta iyo murugada ah waxa ka mid in dalkii ay la wareegeen kooxo guruub ah, siyaasoyiin iyo ganacsato shirkado kooto kuwada xidhanaaya khayraadkii dhul,cir iyo bad-ba.isla markaana nidaamka Mini-bolin ee kala saraynta dadka oo dhismo ahaana ah in dabaqad sare,mid dhexe ah iyo mid hoosaysa oo baqtigu xalaal u yahey,taasoo in yar iftiimiyo ah guruub yar ayaa dabaqada sare iyo dhexe ah.halka guud shaana Laga dhigaayo shacabka dabaqada foqriga ah ee baqtiga noloshoodu tahey.fakalkaas oo nidaamka bariga dhexe ayuu ka jiraa.buuga Economic HIIT aad UGA sheekeeya adoon koox leedahey inta xukunka iyo ganacsigu,ayaa la doonayaa mustaq-balka dhaw iyo ka fog-ba reer Somalilandnow.Balse qorshahan ayaa cidda ugu xun ee gacansiinaysa,iyagoo adeegsanaaya adoon La soo kiraysto,lagana ganacsado oo ka jirta gudaha Dalka Somaliland oo kaliya.-ba reer Somalilandnow.Balse qorshahan ayaa cidda ugu xun ee gacansigaa khiyaamada shaadh dawlad iyo shirkadaha isku midka ah,haddana laydinka dhigayo kabani caalami ah,hadda waa isla xumadii Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo filimka idinku matelaysa shirkado ganacsi.Balse adoonta la soo kiraystey, ee laga ganacsanayaa gudaha Somaliland waa koox wariyeyaal bayjaj Facebook iyo telifeeshino madax-banaan idiin sheegta,dhamaana kooto loogu xidhay warkii aqalka madaxtooyada Cabdiraxmaan Cirro iyo Masuul kasta oo xol haya wasiir ama Agaasime ahaadee dhamaan saxaafadii madaxa banaan waa la Joojiyey oo koox guruub ah ayaa sida ganacsi kooto ugu xidhay Madaxweyne Cabdiraxmasn Cirro,taasoo adoon ganacsi wariyeyaal ah.

Boqor Buur Madow sidee ayuu ugu jiraa macdanta habka tuugada ah looga iibiyo dalalka dibadaha ah ee Macdanta Dhulka Buuraha Habarjeclo ku jirta u qaataa?

Xogtaas oo dhamaystiran iyo qaabka la doonayo in koox ama guruub yar oo qabiil walba cid Laga soo qaatey ay doonayaan inay ku dhacaan Macdantii iyo khayraadkiinii Shacabka reer Somaliland-now?

Haddii alle ka dhigo dhawaan kala soco xogta dhaxal-wareejinta carab iyo gaalo koox ka iibinayso macdantii gudahs Somaliland #Red Sea intelligence or RSI