Shacabka Jamhuuriyada Somaliland…..Alle Ha Inna Waydaariyo Harraatidiisa Iyo Hirdidiisa….”Muuse Biixi Cabdi

0
93

“Shacabka Jamhuuriyada Somaliland…..Alle Ha Inna Waydaariyo Harraatidiisa Iyo Hirdidiisa….”Muuse Biixi

Hargeysa,(RSI TV)-“Waxa aan halkan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan curashada sannadka cusub 2026-ka ee Miilaadiga awgeed uga dirayaa dhammaan shacabweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee xariirta ah ee kala jooga dalka gudihiisa iyo daafaha adduunka.

Waxaan Alle uga baryayaa dalkeena aan jecelnahay in sannadkan sannadkiisa innagu gaadhsiiyo nabad-gelyo buuxda, badhaadhe, barwaaqo iyo horumar is-gaadhsiisan.

Sannadka dhammaaday ee 2025-ka Alleh ha inna waydaariyo harraatidiisa, sannadka cusub ee 2026-kana innaga duwo hirdidiisa. Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland guul iyo Horumar Idamka Alle.”Ayuu yidhi Madaxweynihii hore ee Muuse Biixi Cabdi.