
Somaliland,(Baraarugtv.com)-Roobab Waa weyn,ayaa ka da,ay deegaanada Somaliland,Isla markaana
Roobabka xilliga Gu’ga ayaa si weyn uga curtay deegaannada Somaliland. iyada oo gudaha Somaliland roobku uu ka da’ay magaalooyinka ugu waaweyn Somaliland sida Boorama, Gebiley, Hargeysa, Berbera, Burco iyo Ceerigaabo.
wuxuu intaa ku darayaa geerida laba rag oo uu qaaday dooxa Xubo-wayne.halka mid ahaa dadka deegaanka Darar-wayne oo beeraley ah.Dararwayne ah. Halka ka kalena ahaa nin ka soo jeedan qoomiyada Oromada dalka Itoobiya.
Roobka oo hadda uun curtay ayaan weli helin deegaamo badan oo abaar darani ka jirto.
Roobka ayaa ku hooray deegaano abaar xuni ka jirtay waxana soo rogmaday dooxyo uu ka mid yahay Dooxa Xumba weyne ee Waqooyiga magaalada Hargeysa.
Roobabkan ayaa ku soo beegmay xilli dalka ay ka jirtay abaar aad u daran taas oo sababtay biyo la’aan ,baad la’aan iyo xoolaha oo aad u xumaaday.
email caarshe7@hotmail.com baraarugnews@gmail.com



