Hablo Beesha Garxajis Ah Ayaa U Dhintey,Una Dhaawacmay.Dumar Badan Ayaa Dartii Loo Furay Madaxweynaha Somaliland

0
66

“”Hablo Beesha Garxajis Ah Ayaa U Dhintey,Una Dhaawacmay.Dumar Badan Ayaa Dartii Loo Furay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.”Marwo Xaliimo
Hablo Beesha Garxajis Ah Ayaa U Dhintey,Una Dhaawacmay.Dumar Badan Ayaa  Dartii Loo Furay Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro."Marwo Xaliimo

Hargeysa(Warbaahinta Baraarugnews)-Haweenka beesha Garxajis,ayaa ka Hadley dhibaatooyin ay la kulmeen,markii ay taageereen Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro.
Marwo Xaliimo Xayd oo la hadadhey dhacdo xanuun badan oo la kulantay xilligii uu murashaxa Madaxweynaha ahaa Cabdiraxmaan Cirro. “Xilligii uu mucaaridka ahaa,kursigana uu doonayey jagada Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cirro waxa la dilay u dhintay,una dhaawacmay haween beesha Garxajis ah.Anigu waxaan ahay gabadh beesha Garxajis ee dartaa u dhaawacantay Madaxweyne. Xabad ayaa laygu dhuftey,ee aan ku taageeray ayey igu dhacday. Dumar badan oo Beesha Garxajis,gaar ahaan Habaryoonis ah ayaa loo furay taageeridii Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cirro.”Siddaa waxa tidhi Marwo Xaliimo Xayd oo ka soo jeeda haweenka Beesha Habaryoonis ee Garxajis.
Xaliimo Xayd waxay intaa sii raacisay oo ay tidhi “Anigu waxaan ahey Gabadhii Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan uu ka hadli jiray ee Xabada lagu dhufan ayaan ahey.Xabada la doonayey in lagu dhufto Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaan isu-dhigay,ka dib markii ay igu dhacday waxa Iga soo gaadhey dhaawac.Madaxweynihii Cirro ee dartii ay dhibaatadu igu soo gaadhey iima-iman.”
#Warbaahinta baraarugnews#
email caarshe7@hotmail.com