“Haddii Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro Ka Soo Baxay Balankii Ictiraafka.Su’aal Xujo Ah Ayaa Hortaala Shacab Waynaha Reer Somaliland.?

0
40
Haddii Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro Ka Soo Baxay Balankii Ictiraafka.Su'aal Xujo Ah Ayaa Hortaala Shacab Waynaha Reer Somaliland.?

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Somaliland Cabdoo Axmed Aayar

Haddii Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro Ka Soo Baxay Balankii Ictiraafka.Su'aal Xujo Ah Ayaa Hortaala Shacab Waynaha Reer Somaliland.?
Haddii Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro Ka Soo Baxay Balankii Ictiraafka.Su’aal Xujo Ah Ayaa Hortaala Shacab Waynaha Reer Somaliland.?

Baraarugtv.com-“Haddalka Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ee uu ku tilmaamay Somaliland dal gebi ahaan-ba ka duwan Soomaaliya, Maaha wax iska yimi. waana dedaalada ictiraaf raadinta ee uu wado Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland.Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro. Hadalkii Madaxweynaha ee ahaa ictiraafka aniga igu daaya waa ka soo baxay, balantii shacbiga ee ahayd ilaalinta midnimada iyo ilaalinta qaranimada. waa xujo su,aal ah ayaa maanta hortaala Shacab waynaha Reer Somaliland?

mar haddii Madaxweynihii ka soo baxay balankii ictiraafka.”Ayuu yidhi Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Cabdoo Axmed Aayar oo qoraalkan ku baahiyey barta uu ku leeyahey baraha bulshadu ku wada-xidhiidho ee Facebuugiisa oo xafiiska wararka ee Warbaahinta Baraarugnews ku leedahey magaalada Hargeysa.

kala soo xidhiidh:- email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com