Hargeysa (Baraarugtv.com)- War-nurtiyeed ay soo saareen Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay xiliga la diyaarinayo jadwalka doorashooyinka.
Sidoo kale, war-murtiyeedka ayaa lagu sheegay in dib loo saxayo diiwaangelintii hore ee lagu galay doorashooyinkii 13 Nov 2024-ka
War-murtiyeedka waxa sidoo kale lagu xusay in dib loo furo diiwaangelinta 500 oo goobood oo Gobolada iyo degmooyinka dalka ah.
Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Jeanwery 2026 la soo saarrayo jadwalka Doorashooyinka, kaddib kulamo mudooyinkii u danbeeyay u socday saddexda Xisbi Qaran ee WADDANI, KULMIYE iyo KAAH.
War-murtiyeedka Guddida Doorashooyinka Qaranka oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan:




