“Caqabadaha Haysta Wax-barashada Dalka Somaliland”.Prof. Ismaaciil Ducaale

0
59
"Caqabadaha Haysta Wax-barashada Dalka Somaliland".Prof. Ismaaciil Ducaale
"Caqabadaha Haysta Wax-barashada Dalka Somaliland".Prof. Ismaaciil Ducaale

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Wasiirka Waxbarashada JSL Prof. Ismaaciil Ducaale Yuusuf ayaa Golaha Wasiirrada Somaliland ka hor jeediyey warbixin ku saabsan Shirweynaha 8-aad ee Dib-u-eegista Qorshaha Waxbarashada Qaranka (JRES) oo ka dhacay Hargeysa. Shirku waxa uu diiradda saaray qiimaynta horumarka waxbarashada, hirgelinta Qorshaha Istiraatijiyadda Waxbarashada 2026, iyo mashaariicda waxbarasho ee socda, gaar ahaan kuwa ay taageerto GPE.

Ujeeddooyinka shirka waxaa ka mid ahaa:

•In la cabbiro horumarka qorshaha sannadlaha,
•In la xoojiyo maamulka iyo isku-dubbaridka •mashaariicda waxbarashada,
•In laqoonsado caqabadaha haysta waxbarashada dalka.

dubbaridka •mashaariicda waxbarashada,
•In laqoonsado caqabadaha haysta waxbarashada dalka.
dubbaridka •mashaariicda waxbarashada,
•In laqoonsado caqabadaha haysta waxbarashada dalka.

Gunaanadkii, shirku wuxuu soo saaray talooyin lagu horumarinayo tayada waxbarashada, sinnaanta helitaankeeda, iyo adeegsiga teknoolajiyadda casriga ah, si loo helo jiil aqoon iyo xirfad leh oo ka qayb qaata horumarka qaranka.
"Caqabadaha Haysta Wax-barashada Dalka Somaliland".Prof. Ismaaciil Ducaale
“Caqabadaha Haysta Wax-barashada Dalka Somaliland”.Prof. Ismaaciil Ducaale

kala Soo xidhiidh
Email caarshe7@hotmail.com
or baraarugnews@gmail.com