- Itoobiya,(Baraarugtv.com)-Beelaha Soomaalida ah ee ka soo jeedaan Xildhibaanada heer faderaalka Dalka Itoobiya ka mid noqday iyo qaabka kuraasta u kala heleen qabaa,ilada Soomaalida qabaa’ilka ama beelaha Soomaaliyeed ah ee dalka Itoobiya.
1-Ogaadeen: 9 xildhibaan
2- Ciise: 3 xildhibaan
3-Jidwaaq: 3 xildhibaan
4-Majeerteen: 1 xildhibaan
5-Dhulbahante: 1 xildhibaan
6-Gariire: 1 xildhibaan
7- Ajuraan: 1 xildhibaan
8-Gure: 1 xildhibaan
9-Gare: 1 xildhibaan
-10Gurgure: 1 xildhibaan
11-Isaaq: 1 xildhibaan
12-Samaroon: 1 xildhibaan
Wadarta guud ee xildhibaanada Soomaalida UGA soo baxey afar iyo labaatan Itoobiyaan ah (24 xildhibaan Ethiopia.).
DAAROOD – 14, Xildhibaan
DIR – 8, Xildhibaan
AJUURAAN – 1, Xildhibaan
DIGIL – 1, Xildhibaan
Dhanka kale,beesha Hawiye,ayaa iyadu wax xildhibaan ah ku yeelan xildhibaanada here faderaal HAWIYE – 0.
#RSI TV



