#Caaqil Beesha Ciidagale,ayaa Sheegay In Ay Burburinayaan Maamulka Waqooyi Bari &Gantaalkii Lagu Duqayn Lahaa Ay Hayaan Laascaanood

0
29

“Fahiima.haddii fahiima gabadh tahey maxaad Reer Xamarow Ama Reer Koonfuroow La Qaylinaysaan.?

#Caaqil Beesha Ciidagale,ayaa Sheegay In Ay Burburinayaan Maamulka Waqooyi Bari &Gantaalkii Lagu Duqayn Lahaa Ay Hayaan Laascaanood
#Caaqil Beesha Ciidagale,ayaa Sheegay In Ay Burburinayaan Maamulka Waqooyi Bari &Gantaalkii Lagu Duqayn Lahaa Ay Hayaan Laascaanood

RSI TV-Caaqilka Jaambiir ee beesha Ciidagale,ayaa sheegay in Fahiima Quuje u soo lablaabeyso wixii la odhan jiray waqooyi Bari ee. maamulkii Firdhiye ee Laascaanood.Isla markaana hadalka Caaqilka ayaa si dad-ban u sheegay in Fahiima quuje tahey qofka soo xareynaaya Beesha dhulbahanta ee samaystey Waqooyi Bari ee Firdhiye Madaxweynaha ka yahay.

“Markaan ahey beesha ciidagale innaan Hargeysa ku Soo dhaweeyo Fahiima Quuje,aniga ayaa ugu mudan oo caaqilkeedii gaarka ah,ayaan ahey Fahiima.haddii fahiima gabadh tahey maxaad reer Xamarow la qaylinaysaan. waxaan aamisanahey inay dumar-nimada wax dheer tahey. maanta meel kasta wax uga badeshay ayey meel wal-ba uga badelayso ayaan hubaa. bilowgii Somaliland midowdo ayaa curatey. fahiima yuusuf quuje ayaa bilowday.maanta ayaan halganka kula galeynaa oo intii ka dhinayd Goboladda Sool iyo sanaag-ba waanu kaala shaqaynaynaa si dib loogu soo celiyo oo loo keeno Somaliland.”Ayuu yidhi Caaqil Jaambiir oo beesha Ciidagale ah,kaasoo hadalka UGA jeeday Beesha Dhulbahante ee Waqooyi Bari ee Sool.

email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com