Madaxweyne Cirro Oo Si-xun U Bahdiley Dumar Caan Ah Iyo Wasiiraddii Habar’awal

0
33

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Ceebta cagaha loo galiyey Maanta Wasiiradda xukuumadda Habar,awal iyo dumarkoodii baraha bulshada ka hadli jiray ee soo dhaweeyay Fahiima Yuusuf Quuje inay hortooda ku eeddaysay adeerkood Muuse Biixi Cabdi mid gaystey xasuuq Dhulbahante ah,siddii siyaad Maxamed Barre oo kale u xasuuqay shacabkii gobolada Waqooyi ee soomaaliya.

Qaabkii Maanta Cabdiraxmaan Cirro Dhiiqo Cagaha U Galiyey Dumarkii Iyo Wasiiraddii Habar'awal
Qaabkii Maanta Cabdiraxmaan Cirro Dhiiqo U Galiyey Dumarkii Iyo Wasiiraddii Habar’awal

Sidoo kale,cabdiraxmaan Cirro saka habar awal ayuu madaarka Hargeysa u diray

Habar awalna Sarakisha uu badan ayaa ka dhimatay.

Wasiiraddii kale ee xukuumadda Somaliland dhamaan way ka dhaceen soo dhaweyntii Fahiima Yuusuf Quuje.Balse Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdalle Sandheere Ciise Muuse iyo Wasiir ku-xigeenka dawladda hoose Xamarji Sacad Muuse.

#Siddee u arragtaa maanta Arrinkan?