Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayaad Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii..”

0
125
Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayuu Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii.."
Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayuu Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii.."

#Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayuu Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii..”

Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayuu Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii.."
Mareeyaha Dekekeda Berbera,Suudh Ayuu Wasaraaddaha La Hor-taagan Tahay.Raggii..”

Hargeysa,(Warbaahinta Baraarugnews)-“Maalin-tacab Waxaan Leeyahay Ragii Ka Horeeyey Markay Joogeen Dekeddu Iyadda Xukuumaddaha ku Maamuli jirtay, Adna Walaal Suudh ayaad Wasaraadaha la Hortaagan tahay”. Siyaasiyad Amran Odowaa

Marka hore waxaan Cambaaraynayaa Falka foosha xun ee Wiilka Maareeyaha Dekeda Berbera uu kula kacay qoyska Weriye Cabdicasiis Bashiir Nuur, oo u ku wado hadidaad iyo tacadi joogto noqday, Caruurtaas yaryar ee argagaxisada lagu ridayo, Falkaas aadbaa u cambaaraynayaa.
Sidoo kale, Mudane Madaxweyne Dekeddii Berbera way dayacan tahay, waxana ka taagan maamul xumo baahsan. Waayo Waxaad xilkii Dekeda Berbera Cali-yarow ee qaranka Somaliland laga hagi jiray aad u dhiibtay midyaro nootaayo lagu aamini kari waayay.
Ragii hore ee Dekeda Maamulkeeda soo maray, waxay ahaayeen Rag qaranka Somaliland si wanaagsan u maamuli jiray, sidoo kalena aan reer Saaxil u kala abtirin. Maareeye Cali Xoorxoor iyo Siciid Xasan Cabdilahi waxay ahaayeen mudakar iyagu dawlada maamula.
Hase-yeeshee waxa Madaxweynihii qaranka ee la doortay kula kufay qof aan lahayn meeqaamkii maamulka Dekeda lahayn.
Maasuul qoyskiisi hoose xataa aan maanta gacanta ku hayn, ayaa meesha joogaa. Madaxweynaha waxa ka codsanaynaa inuu keeno cidi maamuli lahayd Dekeda Berbera sida ugu dhaqsaha badan.
#Warbaahinta Baraarugnews