Hirdanka Labada Garab Madaxwaynayeyaasha Somaliland Iyo Soomaaliya &Shir-doceedyada Turkiga Iyo Imaaradka Carabta

0
18
Hirdanka Labada Garab Madaxwaynayeyaqsha Somaliland Iyo Soomaaliya &Shir-doceedyada Turkiga Iyo Imaaradka Carabta

Middle,(Baraarugtv.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan,Balse isna Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,ayaa isna Shir doceedyo Qarsoon la yeeshay Boqorka Imaaradka carabta.
warku wuxuu intaa Ku darayaa in kaga wada hadleen xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.
Labada Madaxweyne ayaa si gaar ah diiradda u saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha iyo horumarka, iyaga oo adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii ballaarinta wada-shaqeynta iyo iskaashiga labada dal, si loo gaaro danaha iyo himilooyinka wadajirka ah ee labada shacab.
Geesta kale,Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa isna safar Ugu baxey todobaadkan uu Ku tegay Imaaradka carabta,kaasoo la sheegay inuu u Sii dhafayo dalka Ustereeliya Oo uu kaga qayb-gelayo Shir Ka dhacaaya dalka Ustereeliya.
#RSI TV