“Waa Maxay Hadalka Ay Maanta Ka Xanaaqdo Beesha Arab?

0
53
Waa Maxay Hadalka Ay Maanta Ka Xanaaqdo Beesha Arab
Waa Maxay Hadalka Ay Maanta Ka Xanaaqdo Beesha Arab

#Waa Maxay Erayga Maanta Ka Xanaqaan Shacabka Beesha Arab?

Hargeysa-(RSI TV)-Maxaa keen

Waa Maxay Hadalka Ay Maanta Ka Xanaaqdo Beesha Arab
Waa Maxay Hadalka Ay Maanta Ka Xanaaqdo Beesha Arab

ay in Xubnaha ka soo jeeda Beesha Arab ee u qaabilsanaa ama hayey Xilalka xifiisyada Xisbiga Kaah dalalka Germany, Sweden iyo Netherland,ay dhamaan ka daba-tegaan iscasilaan hogaamkii Kaah Qabyo-tire?
Inkastoo beesha Arab lagu kiciyo erayo ah waa laydin quudhsadey iyo waa laydin-yasey iyo waad yartihiin.Balse eray kale oo ay ku soo kordhisay doorashooyinkii u dambeeyay ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada Somaliland oo beesha Arab hal qof oo kaliya uga soo baxay Xildhobaan kaliya Aqalka Golaha Wakiilada Xildhibaan Rabow.halka wax-ba uga soo bixin Xildhobaanada Golaha deegaanka Degmada Hargeysa.taasoo cadho ku beertay in ka maqnadaan magaalada deegaan ahaan degaan Beesha Arab ee Hargeysa,halka beelaha kale Ee Ciidagale,Sacad Muuse,Isaxaaq,Teljeclo,Ayuub ay maanta xildhibaanada deegaanka Degmada Hargeysa wada-fadhiyaan.
Hase yeeshee,beesha Arab,doorashadaaso waxay ku soo kordhisay Kal med ah ama hal hays ah.beesha Arab malaha wax cod ah ama tiro iyo cod-ba mahaysaan Arabow?
Madaqma la og-yahey in erayada noocaas ah maanta ka xanaqaan,kacdoon iyo cadho ku abuurto shacabka beesha Arab in weedha noocaas ah isticmaalo Qabyo–tire ayaa keentey in ka baxaan guide iyo dibad-ba beesha Arab Xisbiga Kaah.
Waraaqaha Halkan hoose dhamaan ka Akhriso xubnaha iska-wada casiley xisbiga Kaah.

#RSI TV