China,(RSI TV-Dawladda Shiinaha,ayaa ka digtey in dawladda Maraykanku faraha lagalaan maraakiibtooda maraaya marin-biyoodka Hormuz Strait.

Wasaaradda Gaashaandhigga dalks Shiinaha ayaa caddeysay in Maraakiibta Shiinuhu waxay sii wadi doonaan inay maraan marin-biyoodka Hormuz.isla markaana Shiinaha wuxuu leeyahay heshiisyo ganacsi iyo tamar oo ka dhaxeeya dalka Iiran.
Sidoo kale,waxay sheegtay in Iran ay gacanta ku hayso marin-biyoodka Hormuz, isla markaana ay marinka u furan tahay maraakiibta Shiinaha.
#RSI TV



