Ujeedada:-Muxuu Yahey Tobabarka Ciidamadda Badda Ah Ee UGA Socda Itoobiya,Jubaland, puntland Iyo Somaliland Xarunta Adis’ababa?

0
124
Muxuu Yahey Nidaam Qorshe Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyey Bixinta Mashaariicda Dawladda Somaliland?

Baraarugtv.com-Ciidanka Badda Itoobiya oo kaashanaya Midowga Yurub ayaa maanta soo gabagabeeyay shir goboleed ku saabsan amniga badda oo muddo afar berri ah ka socday magaalada Addis Ababa.

Saraakiil ciidan oo

Muxuu Yahey Nidaam Qorshe Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyey Bixinta Mashaariicda Dawladda Somaliland?
Muxuu Yahey Nidaam Qorshe Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyey Bixinta Mashaariicda Dawladda Somaliland?
Muxuu Yahey Nidaam Qorshe Cusub Ee Lagu Soo Kordhiyey Bixinta Mashaariicda Dawladda Somaliland?

Ka kala socda Yemen, Cumaan, Jabuuti, Somaliland iyo Puntland ayaa ka qaybgalay shirka waxaana diirada lagu saaray badbaadada badda, howlgallada gurmadka & raadinta, is-gaarsiinta gobolka iyo la dagaallanka khataraha ka jira Gacanka Cadmeed, Badda Cas iyo Badweynta Hindiya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya kama aysan qayb galin shirkan, iyada oo xiriirka siyaasadeed ee u dhaxeeya Muqdisho iyo Addis Ababa uu sii xumaanayay muddooyinkii dambe.

  1. Puntland iyo Somaliland oo maamula xeebaha Soomaaliya ee ku teedsan Gacanka Cadmeed iyo in badan oo ka mid ah Badweynta Hindiya ayaa hore ugu heshiiyay in ay iska kaashadaan khataraha badda.