Siddee U Arragtaa Wasiiradda Caawa Ka Degay Janbiga Gaadhiga Uu Darawalka ka ahaa Madaxweyne Xassan Sheesh?

0
112

Siddee U Arragtaa Wasiiradda Caawa Ka Degay Janbiga Gaadhiga Uu Darawalka ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud?

Siddee U Arragtaa Wasiiradda Caawa Ka Degay Janbiga Gaadhiga Uu Darawalka ka ahaa Madaxweyne Xassan Sheesh?

[caption id="attachment_55476" align="alignnone" width="242"]Siddee U Arragtaa Wasiiradda Caawa Ka Degay Janbiga Gaadhiga Uu Darawalka ka ahaa Madaxweyne Xassan Sheesh? Siddee U Arragtaa Wasiiradda Caawa Ka Degay Janbiga Gaadhiga Uu Darawalka ka ahaa Madaxweyne Xassan Sheesh?

#Qaar ka tirsan Golaha Wasiirada dawladda Faderaalka Soomaaliya ee Madaxweyne Xassan Sheekh,ayaa caawa iscasiley.Isla markaana Wasiiraddaas ayaa ka soo jeeda maamul-hoboleedka Koonfur galbeed oo ku dhawaaqay inay iska casileen xilalkii ay ka hayeen Xukuumadda Ra’iisulwasaare Xamse Barre.
Magacyadda Xubnaha dhiibay waraaqda Istiqaalada iscasilaada.

1-Maxamed Xasan Maxamed (Baydhaba) oo ahaa wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Qorsheynta.

2-Isaaq Maxamed Mursal Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

3-Axmed Maxamed Mashruuc oo ahaa Wasiiru-dowlihii wasaaradda Qorsheynta XFS.
Masuuliyiintan ayaa qoraalo kala duwan oo ay soo dhigeen ku sheegay sababaha is_casilaadooda Duullaan ay sheegeen in DF ay ku qaadday deegaanadii ay matalayeen ee Koonfur galbeed,Awood sheegasho dhanka Dowladda Federalka ah iyo qodobo kale oo la xidhiidha xaaladda ka taagan deegaanada Koonfur-galbeed.
Siddee u arragtaa Wasiiradda ka degay gaadhigii Uu darawalka ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud?

Warbaahinta Baraarugnews @highlight
Email caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com