Murashaxa Xisbiga Waddani Muxuu kala kulmay Deegaanada Bariga Somaliland

0
44

Caynaba,(baraarugtv.com)-Murashaxa jagada madaxweyne-nimada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo,ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay deegaanada Saraar iyo Sanaag.Murashaxa Xisbiga Waddani Muxuu kala kulmay Deegaanada Bariga Somaliland isla markaana murashax Cabdiraxmaan cirro,ayaa boqolaal dad weynaha ku dhaqan Caynaba,Oog,Waridaad iyo Gar,adag ujeediyey khudbado kala duwan.

Sidoo ksle,Waxa maanta soo dhaweyn caqiibo leh ugu soo dhaweeyay taageero weyn kala kulannay Degmooyinka taariikhiga ah ee Waridaad, Garadag iyo deegaannada hoos yimaadda.WADDANI; Wadajir & Waxqabad 🟧