Madaxweynihii Dalka Jabuuti oo xaalad khatar ah Galey &Khadka Internetka Oo La Jaray

0
50

Madaxweynihii Dalka Jabuuti oo xaalad khatar ah Galey &Khadka Internetka Oo La Jaray

Jabuuti(Baraarugtv.com)-Madaxweynaha Djabouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay in uu ku jiro Xaalad Caafimaad oo keentay in Dalka Dibadiisa Loo Qaado.

Wararka la xidhiidha Xaaladda Madaxweynaha oo marba Marka xigta ay soo baxayaan Warar is khilaafsan ayaa la sheegaya in ay tahay mid aad u culus, taas oo ay xukuumaddu qarinayso.

Sidoo kale khadka Intenetka ee Dalka Djabouti ayaa sida ay baahiyeen Warbaahinta Madax Banaan ee dalkaasi la jaray, taas oo loo malaynayo in lagu qarinayo Xaaladda Madaxweynaha.
Hase yeeshee, ila xogogaal ah ayaa sheegay dhakhtar jarmalka kuyaal loo qaaday,xalaadisana wa laga dayrinaya ,kadib marki fatigue iyo dhikar ku hore looga daweyay ku soo laabten ,balse xogaha ayaa tibaaxay haddii caafimadkiisu ka sii daro la diyarinayo inuu xilka lawarego inankisa ama nin ui abti u yahay oo awood ku dhex leh xukuumada jabuuti.