Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Oo Iska-casilaaya Xilkii Waqooyi Bari

0
21

#Abwaan Cabdirashiid OoIska Casiley Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Ee Laascaanood

 Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Oo Iska-casilaaya Xilkii Waqooyi Bari
Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Oo Iska-casilaaya Xilkii Waqooyi Bari
 Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Oo Iska-casilaaya Xilkii Waqooyi Bari
Madaxweyne Ku-xigeenkii Waqooyi Bari Oo Iska-casilaaya Xilkii Waqooyi Bari

RSI TV-Madaxwayne ku-xigeenkii Waqooyi Bari Abwaan Cabdirashiid,ayaa qoray oo shaadhka jeebkiisa ayey ku jirtaa waraaqdii Iscasilaadiisa maamulkii beesha Dhulbahante ee waqooyi Bari ee Laascaanood uu iska casiley Abwaan Cabdirashiid Jagadii Madaxweyne ku-xigeenka Waqooyi bari ee Laascaanood.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Abwaanku xidhiidh hoose oo qarsoodiya la yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro,Isla markaana Suldaanka guud ee beesha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad,ayaa ka danbeeyay qorshaha innuu iska casilo waqooyi bari,Kuna soo biiro Somaliland,isagoo Suldaanku isaga dab qaadey xidhiidhka dawladda Somaliland iyo Abwaan Cabdirashiid.

Sidoo kale,beesha Isaaq ayaa dhashey Abwaanka Cabdirashiid oo hooyadii ayaa ka Soo jeeda dhalasho ahaan beesha Isaaq.

#RSI TV