RSI TV-Kacaanka Iiraan,ayaa ka doonaysa 1 dollar fuusto kasta oo shidaal ah oo ka gudbaysa marin-biyoodka Hormuz, waxayna rabtaa in lacagtaas lagu bixiyo lacagaha dhijitaalka ah ee crypto, iyadoo maalin kasta marinkan ay ka gudbaan 20 milyan oo fuusto, taa oo ka dhigan maalintii 20 milyan oo dollar inay ka helayso shidaalka ka gudbaya Hormuz, sida uu sheegay wargeyska Financial Times.



