Shiikh Axmed Yaasiin waa wasiirka ugu qiimo badan xukuumadda. Waa runtiiyee go’aanka dhibta keenay isagu ma lahayn ee go’aan xukuumadeed buu ahaa. Eedeeda ma yeelan karo oo waa af hayeen xukuumadeed. Gar buu u lahaa go’aanka danbe na in loo dhiibo.
Waxa ay ku haboon tahay inaan madaxwaynuhu ka aqballin iscasilaadda.



