Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar’awal

0
34
Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar'awal &Talo-xume,Garaad Laawe Googaradda
Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar'awal &Talo-xume,Garaad Laawe Googaradda

Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar’awal &Talo-xume,Garaad Laawe Googaradda”

Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar'awal &Talo-xume,Garaad Laawe Googaradda
Fahiima Yuusuf Quuje Oo Ka Dhex-Cayday Gudaha Magaalada Hargeysa Beeshii Habar’awal &Talo-xume,Garaad Laawe Googaradda

RSI TV-Fahiima Yuusuf Quuje,ayaa fariin dad-ban oo ku dhego hadlayso beesha ay ka soo jeedo haweenayd mudooyinkii ugu dambeeyey daba hadaafeysay Fahiima ee baraha bulshada looga yaqaan goosha Isaaq,laakiin lagu magacaabo Ubax Cabdiraxmaan Cumar.Isla markaana Fahiima ayaa ku baahisay baraha bulshadu ku wada xidhiidho ku leedahay ee Facebuugeeda oo qaraalkan warbaahinta Red Sea Intelligence TV xafiiska wararka ee magaalada Gabiley,ayaa qoraalkq ku muujinaysa inay ka xun-tahey Fahiimo ahaan Gabadh Daarood aheyd wakhtigii Dagaalka la galeen Dawladdii Madaxweynihii hore ee beesha Habar,awal gaar ahaan Sacad Muuse ee ka soo jeeday Muuse Biixi Cabdi ficiladii ay sameyn jirtey iyo gabadhii hogaaminaysay Haweenkii daarood ee ku barooranayey ragga beelaha daarood inay la dagaalaman Somaliland,una arkayeen beel Isaaq ciidankii Qaranka Somaliland,dagaalka ku qaadeen.
Fahiima Quuje oo la ogaa waxyaabaha iyo naceybkii xad-dhaafka ahaa qaabka kula kaxaysay maydadka ciidankii qaranka iyo maxaabiista ciidamada in ay hogaaminaysay haweenkii beesha Daarood ee midiyaha ku gawracayey askartii ciidanka,kuwaasoo moobilo muuqaalo ah ka duumaayey qaabkay u dilayeen.Balse Fahiima,ayaa maanta qoraalkan iyo muuqaalo ku soo bandhigaysaa gudaha Hargeysa iyo hadal ah Xaafada Jigjiga yar baan joogaa iyo Indho-barta,ugana jeedo xaafadii Beesha Sacad Muuse ee dawladii Madaxweynihii hore ee Muuse Biixi.

“Talo-xume tafta inantooda haysta meel wal-ba.waajooga waxaase kabadan inta gobta ah ee Gabadhooda ilaashanaya ubax.waa boqorad aan liita wax-ba kabadali karin,waa astaan qaran oo Alle gobanimo iyo garaadba ku galaday.wacaneey walaal Naagtii horay,u socota baa laysku dayaa in isbaaro loodhigto oo la xajiimeeye. hawjoojin garaad laawe Googaradda ku dhagan.horay uga soco inta gobtaa ee garbahaaga joogta ayaa kabadan.
Goosha Qaranka Ubah Abdirahman Omar”Ayey tidhi Fahiima Yuusuf Quuje oo si sarbeeb ah ugu Soo jawaabtey beesha ay ka soo jeedo Ubax Abdiraxmaan ee Habar,awal.