Jabuuti,(Baraarugtv.com)-Jabhadda qoomiyadda Canfarta ee la aasaasay sannadkii 1991kii maxay muddo 34 sanno ah dagaalka ugula jiraan Xukuumadda dalka Jabuuti?
Maalmihii u dambeeyey qaar ka mid ah warbaahinta caalamka iyo Itoobiya ayaa qorayey in qoomiyadda Canfartu ay taageero siyaasadeed iyo mid millatari ka helayaan dawlado kala duwan oo caalamka ah, kuwaasi oo doonaya inay la wareegaan xukunka dalka Jabuuti, taasi oo qayb ka ah loolanada ka socda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Haddaba, 34 sanno kadib Canfartu ma la wareegti kartaa xukunka dalka Jabuuti?
baraarugnews@gmail.com



