“Cadowga Somaliland wuu ka naxayaa arrintan maanta dhacday ee ah”

0
12

“Cadowga Somaliland wuu ka naxayaa arrintan maanta dhacday ee ah in Waraqihii codbixintu Dalka soo gaadhen.Dadku kaadhadhkooda ha soo dhawaystaan doorashadii si xalaal ah ayay inoogu dhacaysa .” Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Muuse Xasan Xaaji Yuusuf.