Qaabkii Maanta U Qabsadeen Marin-biyoodka Hormuus ee Badda Cas &Jabuuti Somaliland

0
43

Baraarugtv.com-Kacaanka Iiran ayaa haysata oo ku amar ku taaglaynaysa , jidkii cudhiidhiga ahaa ee Baabal mandab caawa xuutiyiinta ayaa ka botorinaysa ,Djibouti China ayaa fadhiya .

Dhinaca kale, Xuutiyiintu waxa ay ku daaban tahey Iran, Iran waxa ay kusii xidhan tahey China iyo Russia, geesta kale China saldhiga uu jabuuti ku leeyahey iyo xuutiyiinta caawa way isu muuqdaan ,maxaa kuu baxay boowe .

Habeenkaas caawa dekedda keliya ee ka madax banaan China ee strategy ihi waa Berbera, Berbera Marka aan leeyahey waxa aan uujeedaa magaalada Berbera oo keliya maaha ,waa dalka Somaliland oo leh xeeb dhererkeedu yahey 850km oo ku teedsan xeebaha gacanka Berbera ,xeebtaas oo Berbera caasimadd u tahey.

Si kastaba ha ahaatee, Somaliland waxa ay haysataa fursad qaaliya ,waftiga madaxwayne Somaliland waxa ee jooga USA waxa uu haystaa fursad qaaliya ,dunida reer galbeedka iyo saaxiibada kale sidda UAE ,Israel, Greece iyo India waxa keliya ee hortaalaa waa Berbera, mala odhan karaa Berbera waa lama huraan.

Xil.guruuje