Dawladdaha Carabta Iyo Faderaalka Soomaaliya Oo Sirdoon Tiro-badan Oo Qarsoon Ku Dhex-samaystay Dawladda Somaliland 

0
76

#Dawladdaha Carabta Iyo Faderaalka Soomaaliya Oo Sirdoon Tiro-badan Oo Qarsoon Ku Dhex-samaystay Dawladda Somaliland

Carab,(Baraarugtv.com)-Dowladda faderaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Carbeed,ayaa qorsheeyay in laga fuliyo Somaliland howl-galo gaara ah,isla markaana mudooyinkii danbe oo wadey nidaam falal abni,-daro ah looga fulin lahaa gudaha Somaliland.

Xogtan ayaa daahir Calasow ku baahiyey bartiisa facebuug ayaa aheyd sidan.waxey ku bilaabatay in gudaha Somaliland laga qoray Shan boqol 500 dhalinyaro dharcad ah,kana ka tirsan xafiisyadda Dowladda Somaliland ee xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro .

Geesta kale,Markaad eegto Dawladda Huudheedhka ah ee Golaha Wasiiraddiisa iyo Kooxda qoyskiisa ah ee ku xeeran makasaari-karan khatarta ku soo wajan ee Somaliland?

  1. Xigasho Red Sea Intelligence TV