Qoyska Awooda Dawlad-nimo kala wareegay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Diyaariyey In Ay Gawracaan Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Axmed Saki.

0
79
Qoyska Awooda Dawlad-nimo kala wareegay Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Oo Diyaariyey In Ay Gawracaan Agaasimihii Wasaarada Caafimaadka Axmed Saki.

Jaamac Gaamush iyo Cabdiraxmaan Cirro

RSI TV-Qoyska Awoodii Dawlad-nimada kala wareegay Cabdiraxmaan Cirro ee Jaamac Gaamush,ayaa ku Jira qaabkii ay u gawrici-lahaayeen Agaasimihii Caafimaadka Maamulka Somaliland Axmed Saki. Isla markaana Qoyska awooda gacanta ku haysa,ayaa hadalkii uu maanta saxaafada kashegay ee ahaa dawooyinka dalka soo gala guud ahaan cidina ma baadho/without quality control bay dalka ku soo-galaan, madaxtooyadu aad bay uga xanaaqday, si gaar ahaan ninka jamaac gaabuush layidhaahdo ee lataliyaha wasaarada arimaha debeda ka ah wuxuuba istaagay yarka agaasimaha ah xilka halaga qaado2

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahey oo ka agdhaw Aqalka iyo aqalka Madaxtooyada Hargeysa oo ku sugnaa Jaamac Gaamush ayaa wasiirka caafimaadka xuseen bashiir Beesha yar ee Ayuub ka soo jeeda waxa madaxtootadu markii hore ku amartey inuu warqad shaqada laga hakinayo soo saaro agaasime ahmed zaki, lkin is-qabqabsi badan kadib waa lqga noqday warqadii

Waxa kale oo jira in arinkan daraadii ay isku jiidheen maanta cheaph of staffka madaxweynaha c/qaadir Iidle iyo wasiirka madaxtootada khadar xuseen dhukur, dadka warkan ii xaqiiyey waxay sheegeen in labadan nin xaalkoodu meel xun galabta gaadhay.
Siddee u arragtaan in maanta rag qoyska Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ah iyo Wasiirka Madaxtooyada oo xidid Gabadh Qoysks Cirro ka mid ah qaba ay maanta masiirkiinii shacabka reer Somaliland-now noqdo mid ciyaal dabaajiir ah isku-dhex caydhsadaan Masiibo ka weyn oo maanta ka weyn oo jirta miyaad Garanaysaan?