#warbaahinta Baraarugnews Taliyaha Ciidanka Nimcaan, ayaa maanta loo diray deegaanada Galbeedka Somaliland,isla markaana Nimcaan,oo guruub ilmaadeer yihiin,oo beeshiisa ah u samaystey In sawiro iyo qoraalo ku amaanayaan iyo guul wadeyn ah aqoon darana ka muuqato ku faafiyey baraha bulshadu ku kulano ee facebuuga iyo tiktooka.
Nimcaan,ayaa ka madnoocay Warbaahinta maxaliga ah ee madaxa-banaan ee Somaliland innuu uga waramo arrimaha xaalada nabadgelyada ama la wadaago waxyaabaha tabanaaya nabadgelyada bulshada iyo siddii looga wada shaqayn lahaa Marka xaalad amaan-daro soo korodho wariyeyaasha ka ka hawl-gala shabakadaha warbaahineed ee dalka Somaliland warsugan oo waxyeelo u dhibayn magaca iyo amaanka shacabka Somaliland u baahin lahaayeen waxa haysta dhibaabto xidhiidh-xumo iyo caqabad weyn oo Warbaahinta ka haysata xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.
Sidoo kale,dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacey Deegaanada Gobolada galbeedka Somaliland,gaar ahaan Salel,ayaa xogo iyo macluumaad kala duwan oo dadka labada beeloid ee degan dhulka dagaalku ka dhacey waxay sheegeen in hubka ciidan beeleedyada Ciise iyo Sabaroon ku hubaysan yihiin saheyda dawladuhu ku qalabeeyaan ciidan militeri. Isla markaana ciidamo lagu soo tobabarey dawladaha jaarka ah.
Hase yeeshee Cabdiraxmaan Cirro u igmadey ,masuuliyiinta u qaabilsan arrimaha amaanka dawladda Somaliland oo qayral masuulad-daro iyo shakhsiyaad taladooda arragto aad u naxayso shacabkan dalkoodii lagu ciyarayo arragto darteed ka cudur-daaraneynaa in waxa laga wado galbeedka Somaliland aanu idinla wadaagno u naxnay si khilaaf cusub u abuurin u joojinay xogta dagaalka ciise iyo Sabaroon ka danbaysa,cidda qoryaha,rasaasta iyo miisaaniyada lacagta ku bixisa dagaalka. ujeedada iyo danaha Laga leeyahey iyo xukuumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro doorkeeda dagaalka Salel.
#Warbaahinta baraarugnews



