Hargeysa

0
7

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Sarkaal u qaabilsanaa Dawladdii xilka Ka degtay ee Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi
Huda Axmed Sh Faarax iyo Xamse Axmed Yuusuf iyo haweenay la socotey Oo Lagu magacaabo Huda Axmed Sheekh Faarax,ayaa saaka Laga helay maydkooda gaadhi yar Oo nooca raaxada dhex-diisa.

Saaka subaxnimadii ayaa maydkooda laga helay gaadhi ay wateen.

Waxay ahaayeen laba qof oo dhalin yaro ah sababta Dhimashada waxa baadhaya dhakhtarka wayn alle samir iyo iimaan haka siiyo qoysaski ay ka bexeen @highlight