_Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta Maxkabada Sare Ee Dustuuriga ah u gudbiyey Natiijada

0
9

Hargeysa,(Baraarugtv.com)_Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta Maxkabada Sare Ee Dustuuriga ah u gudbiyey Natiijada Ku-meelgaadhka ah ee Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland.Maxkamada sare ee Somaliland


Geesta kale,Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Farxaan Xaaji Cali,ayaa kulanka Maanta aad ugu mahad-celiyey Xubnaha Guddiga doorashooyinka,kaas Oo ku amaaney habka ay u qabteen labadii doorasho ee isa-saarka aheyd ee Ka dhacdey Somaliland.