Urur siyaasadeedka Rejo,oo maanta wacdaro la yaableh ku soo bandhigay caasimada Somaliland ee Hargeysa

0
26

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-Urur siyaasadeedka Rejo,ayaa maanta wacdaro la yaableh ku soo bandhigay caasimada Somaliland ee Hargeysa,

Urur siyaasadeedka Rejo,ayaa maanta wacdaro la yaableh ku soo bandhigay caasimada Somaliland ee Hargeysa
Urur siyaasadeedka Rejo,ayaa maanta wacdaro la yaableh ku soo bandhigay caasimada Somaliland ee Hargeysa

isla markaana boqolaal Taageereyaasha Urur Siyaadeedka Rejo,ayaa fagaaraha Beerta Xoriyadda magaalada Hargeysa  ku soo bandhigay boqolaal dad waynaha ku kala nool daafaha xaafada kala duwan ee Hargeysa,kuwaas oo lulaayey astaanta lacanka Ururka Rejo.

Maddax kala duwan ee ururka Rejo,ayaa khudbado kala duwan u jeediyey boqolaal taageero ah oo isugu soo baxay fagaaraha beerta Xoriyadda. Cududdooda iyo Taageeradooda.

Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdiilaahi Dahab,ayaa u mahadnaqay guud ahaan taageerayaasha ururks Rejo meelkasta oo ay joogaan gude iyo dibad-ba.