Komishanka Doorashooyinka oo maanta Tababar u furay Gudiga Anshaxa iyo Khilaafaadka

0
11

Hargeysa,(baraarugtv.com)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Tababar u furay Gudiga heer Qaran iyo Heer Gobol ee Anshaxa,Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL.
Tababrkan waxa soo qabanqaabiyay Hay’adda Netherland Multiparty Institute for Democracy (NMID) oo KDQ kala shaqaysa arimaha Doorashooyinka.