“In Nafis Siyaasadeed laga dhigto Suldaanka Guud ee Habarjeclo.. “

0
58

Hargeysa,(Baraarugtv.com)-“Waxaan idiin xaqiijinayaa wararka sheegaya in Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse, uu ka Hadlay Arrimo siyaasadeed Oo ku Saabsan Shirkii Ceel-Afweyn in ah Tahay waxba kama jiraan Wuxuuna ku Koobnaa uun Kulankaasi Qado sharaf uu sameeyay Suldaan Sharmaarke Suldaan Maxamed, Mana ah In Nafis Siyaasadeed laga dhigto.”siddaa waxa yidhi Xildhibaan mustafe khayreeye oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.