Maxamed kaahin kuwa halkan idiinka muuqda sawiradooda ayuu idin-leeyahey waa madaxdhaqmeedka u taliya Beesha Habarjeclo?

0
39
Maxamed kaahin Axmed kuwa halkan idiinka muuqda sawiradooda ayuu ina-leeyahey waa madaxdhaqmeedka u taliya Beesha Habarjeclo?

Burco,(Baraarugtv.com)-Bal odaygan 80 jirka ah Maxamed kaahin Axmed kuwa halkan idiinka muuqda sawiradooda ayuu ina-leeyahey waa madaxdhaqmeedka u taliya Beesha Habarjeclo?Maxamed kaahin Axmed kuwa halkan idiinka muuqda sawiradooda ayuu ina-leeyahey waa madaxdhaqmeedka u taliya Beesha Habarjeclo?

Haddii nacasnimo iyo doqon-nimo anbadey,kana xishoon waayey shacabka reer somaliland.ilahey ma ka biqiwaayey,isagoo da,adan ah been sheegayo.alaa idinku dhaarshee ciyaalka tiktooga ah,odayaal muqayiliinta ah ee beeshiisa hoose qoys ahaan ee Bahawal ku sheegaaya madaxdhaqmeed bal eega ma kuwan ayaa cid matela xinifow iyo oday kaahinow.mid cibraan ah ee dhakada xiiran ee agaasimihii maaliyada xukuumadii siilaanyo ayaa ku taraxa waxaas uu ka soo ururiyey burcohanka ah ee maantana u nagaynaaya Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdicasiis Samaale oo ah ninka kursiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ma qajilayo in uu maanta idin yidhaahdo dhisa Muuse Biixi iyo maalin dhaw oo uu idin odhan doono oday daalay oo da,ahaan ma hogaamin karo inaan muradhax noqdo,sidaasna samaale baan ku wareejiyey Xisbiga Kulmiye.