Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay Soo Saareen Xilkii Ka Xayuubiyey Boqor Maxamuud Cali Carab

0
140
Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay
Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay

Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay Soo saareen ku sheegay In Maxamuud  Cali Carab Awr Kiraale U Yahey Wasiir Maxamed kaahin &Maaha Madaxdhaqmeed Ee Suldaanka Beeshu Waa Suldaan Abokor Cumar Aadan Dibi
.

Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay
Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay
Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay
Beesha Reer Daahir Oo Caawa war-saxaafadeed Ay

.Burco,(Baraarugtv com)-Warsaxaafadeed caawa ay soo saartay beesha Reer Daahir ayaa lagu sheegay in rag la soo kiraysteen Wasiir Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi ay ka been abuureen magacii beesha Reer Daahir ee Habarjeclo.isla markaana warsaxaafadeedka oo ku saxeex nayeen magacyadan UGAAS Axmed Saleeban ugaas mahiigan.
Cabdikariin Faarax Dacar.
Sheekh Aadab Nuur
Maxamuud Dhaga-cade
Saleebaab Cali Nuur,ayaa caawa bayaankan soo gaadhsiiyey xafiiska warbaahinta Baraarugtv. com, ee magaalada Burco waxaanuu u dhignaa sidab÷
“Waxaan caawa arkay nin oday ah,oo Islaanta uu qabo iyo carruurtiisa Wasiir maxamed kaahin biil yar oo shilin somalind ah uga qoray Wasaaradiisa Arrinaha gudaha ee Hargeysa oo caawa leh madaxdhaqmeed ayaan ahey waa beentooda ,umana ah beesha reer daahir gaar ahaan reer yuusuf ee suldaanka beeshu dooratey waa suldaan Aborkor Cumar Aadan Dibi.waxaanu leenahey cumaamad been iyo goofiyad lagu shaqaysto maaha reerku maxamuud Cali carabow.maanta in aad noqoto qof shilimo la siiyo oo lagu shaqaysto waa nasiib daro wayn.waxa keenay samaan-xumada iyo busaarada maxamuud Cali carab wasaaradaha xukuumadda Muuse Biixi ayuu ka ururiyaa siyaaro uu sheego in sheekhyo tima-weyn ah loo dhigo.arrintaas waxay keentay in bari dhawayd xilkii beesha Reer Daahir Ka qaadeen markii uu noqday nin Suldaan Xasan marfashkiisa Harfeysa fadhiya oo un.ka dib shir ay beesha reer Daahir isugu timu gaar ahaan Reer Yuusuf waxay xilkii kaga xayuubi Maxamuud  cali Carab boqornimo uu sheegan juray ilahey oobun baa boqor ah.ka qaadey .balse isaga iyo riyi-raac oo tuug salamadow ah ma matelaan HABARJECLO  . INA-Carabow aniga oo ku hadlaaya afka dhalinyarada iyo aqoon yahanka reer daahir gude iyo dibad-ba ayaa ku leh iska hadlow ina-igarle waxaanu ugu baaqaynaa shacabka reer somalilabd-now ma jirto cid uu matelo ninka sheeganaaya magaca Boqor maxamuud cali Carab.dhamaan beesha reer daahir ee Gobolka Tigdheer,Saaxil,iyo qurbajooga dalka dibadiisa ku nool waxaanu leenay waa rag shilimo iyo caloishooda ka fekeraaya oo Maxamed Kaahin ayaa shilimo ka qataan xafiiskiisa oo lacag yar oo masariif ah ayaa la siiyaa maxamuud Carab maaha mid uu ku matelo afka beesha Reer daahir reer daahir gaar ahaan reer yuusuf waxa matela oo bari dhawayd lagu caleemo saarey Abokor cumar Aadan Dibi magaalada Balidhiug iyo Hayeweyne Suldaan Abokor.iyadoo beesha reer yuusuf oo dhan ninkaas ayaa suldaankooda ah oo masiirkooda ky hadlibkara..raggaasi waa beentiis weeye ina carab.wuxuu soo urur sadey maanta rag suuqa joogay Burco iyo Riyo-raaco qaadka loo qaadey ah.”
Warsaxaafadeedkan oo ku saxeexbaayeen magacyadan
UGAAS Axmed Saleeban ugaas mahiigan.
Cabdikariin Faarax Dacar.
Sheekh Aadab Nuur
Maxamuud Dhaga-cade
Saleebaab Cali Nuur,ayaa caawa bayaanka soi saarey,kuwaas oo soi gaadhsiiyey xafiiska warbaahinta Baraarugtv com, ee magaalada Burco