Hargeysa(baraarugtv.com)’ururka waaberi ayaa ku biiray xisbiga kulmiye,isla markaana Xaflada Urur-Siyaasadeedka WAABERI ee ku soo biiristiisa loogu sameeyay magaalada Hargeysa ayaa masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE ka qaybgaleen.

Waxa munaasibadaas ka hadlay madax kale duwan iyo masuuliyiin ururka waaberi.



