#Codka Gobolka Maroodi jeex iyo Awooda labada Musharax ee Cirro Iyo Biixi ee Doorashada Gobolka Maroodi-jeex oo ay Caasimad utahay Hargeysa ayaa ah Kan ugu Codka Badan guud ahaa Gobolada Dalka waana Gobolka Dadka ugu badan ay iskaga diieaan geliyeen Inay Codkooda Dhiibtan 13ka November ee Sanadkani. Awooda Dhanka Codka oo lagaga Adkaa Musharax Cirro doorashadii 2017kii sababta uweyneydna ay ahayd Koonfurta Hargeysa oo Awood yar ku lahayd Xisbiga waddani ayaa wakhtigan ay is badashay Xaalada Codeyntu waxaana Musharax Cirro Awood ahaan uu hadda yahay mid Ubabac dhigi kara Muuse Biixi oo Awooda Koowaad kulahaa Gobolka Maroodi-jeex Marka aynu eegeyno Qaabkii loo codeeyey 2017kii Mar kale Deegaanka Koonfurta Hargeysa ayaa ahaa mid uxidhan Cid gaar ah (60%Kulmiye iyo 40% oo Ucid ah Halka 10% uu heli jirey Musharax Cirro Oo ah Deegaanka Ay degaan dadkiisu oo uu awooda Ugu badab ku leeyahay) 2024 Maxaa is badalay ? Musharaxa Diblumaasiga ah ee Cirro ayaa awood balaadhan iyo xulafeysi la sameeyey deegaanada Gobolka sida. Waqooyiga Hargeysa oo jagooyin muhiim ah ka haya Xilalka Xisbiga Koonfurta Hargeysa oo awood balaadhan ku leh xisbiga iyo Bariga Gobolka oo sii laba jibaartay Taageeradeeda Xisbiga Waddani #Mar kale Musharax cirro waxa uu wareejiyey awooda xisbiga oo ahayd Gudoomiyaha oo markan uu ku dhisay Beesha Habar jeclo kadib Guul darradiisi 2017kii waxaana muuqata Xeelad cusub iyo Awood siyaasadeed oo Xisbiga ah #Muuse Biixi Awoodisa Gobolka Maroodi-jeex iyo 2024 la Soco Dhawaan

0
49

#Codka Gobolka Maroodi jeex iyo Awooda labada Musharax ee Cirro Iyo Biixi ee Doorashada

Gobolka Maroodi-jeex oo ay Caasimad utahay Hargeysa ayaa ah Kan ugu Codka Badan guud ahaa Gobolada Dalka waana Gobolka Dadka ugu badan ay iskaga diieaan geliyeen Inay Codkooda Dhiibtan 13ka November ee Sanadkani.

Awooda Dhanka Codka oo lagaga Adkaa Musharax Cirro doorashadii 2017kii sababta uweyneydna ay ahayd Koonfurta Hargeysa oo Awood yar ku lahayd Xisbiga waddani ayaa wakhtigan ay is badashay Xaalada Codeyntu waxaana Musharax Cirro Awood ahaan uu hadda yahay mid Ubabac dhigi kara Muuse Biixi oo Awooda Koowaad kulahaa Gobolka Maroodi-jeex Marka aynu eegeyno Qaabkii loo codeeyey 2017kii

Mar kale Deegaanka Koonfurta Hargeysa ayaa ahaa mid uxidhan Cid gaar ah (60%Kulmiye iyo 40% oo Ucid ah Halka 10% uu heli jirey Musharax Cirro Oo ah Deegaanka Ay degaan dadkiisu oo uu awooda Ugu badab ku leeyahay)

2024 Maxaa is badalay ?

Musharaxa Diblumaasiga ah ee Cirro ayaa awood balaadhan iyo xulafeysi la sameeyey deegaanada Gobolka sida.

Waqooyiga Hargeysa oo jagooyin muhiim ah ka haya Xilalka Xisbiga

Koonfurta Hargeysa oo awood balaadhan ku leh xisbiga iyo Bariga Gobolka oo sii laba jibaartay Taageeradeeda Xisbiga Waddani

#Mar kale Musharax cirro waxa uu wareejiyey awooda xisbiga oo ahayd Gudoomiyaha oo markan uu ku dhisay Beesha Habar jeclo kadib Guul darradiisi 2017kii waxaana muuqata Xeelad cusub iyo Awood siyaasadeed oo Xisbiga ah

#Muuse Biixi Awoodisa Gobolka Maroodi-jeex iyo 2024 la Soco Dhawaan