Maxamuud Xaashi ÷Ka Bax Madowga!Gudd.Xinif

0
26
Maxamuud Xaashi ÷Ka Bax Madowga!Gudd.Xinif
Maxamuud Xaashi ÷Ka Bax Madowga!Gudd.Xinif

“Waar bal waran Maxamuud Xaashi “Xinif
“,Ga,ga,haah…haah,kkkk,kkkk.waar ma Xinif-baa? Maxamuud.
“Waa qudhiisii Maxamuud ee waa Xinif,miyaad i aŕkayn?Xinif

Maxamuud Xaashi ÷Ka Bax Madowga!Gudd.Xinif
Maxamuud Xaashi ÷Ka Bax Madowga!Gudd.Xinif

Maxamuud Xaashi oo aflabadii ku adimay Salaan la soo booday ku masaxey gacantii Xinif oo dhawr daqiiqo dul-hayey gacan salaan u dhaceysay waa noo dagaal ee shuruud ila gal ayey labada Gacmood ahaayeen
“Ka bax madowga Maxamuudow”Xinif

“Yaa,maxaad tidhi Xinifow”Maxamuud Xaashi
Sawirka halkan idinka muuqda waa Guddoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi iyo Guddoomiyaha Barakacayaasha Cabdikariin Xinif.Balse hadalka sawirkan inala-hadley ayaa inoo sheegaaya macnaha uu u dhacaayo sawirku Xinif oo ka soo duldegay goob ay fadhiyaan Maxamuud Xaashi iyo qaar ka mid ah dadka reer Burco ah oo Xinif  ku dul-habsadey Maxamuud Xaashi oo rag reer Burco ah kula faqaaya waab yar oo ku dhex-taal suuqa Burco, Sidii Muuse Biixi iyo odaygii Dheeraa Wasiir Kaahin dhag-xaan,orin iyo nacdal ku salamaan markuu soo galo Ceelka Burco.shucuurta sawirka maxamuud Xaashi,kursigii uu fadhiyey marba dabada dhinac ugu sinqadey,qoorta mermeeryey,hadba dhan isku qaado, eego.afariir,af kala qaad ayuu salaan aan niyad aheyn gacantiisii u soo taagey Xinif oo kob bakeyle ka booday ayuu Maxamuud Xaashi noqday.
Inkastoo aan shakhsiyadooda kalsoonidooda aan mid walba wax ka arkay ha yaraato ama ha badnaato intay leeg tahey-ba xilliyo kala duwan oo arrin na dhex maray labadoodaba Maxamuud Xaashi iyo Cabdikariin Xinif.markaa ma doonayo in aan arrinta shakgsiyadooda galo sababtoo ah qaar aan ogahey ayaa indho buka ku eegaaya dhan qaloocan qabiil Muuse Abokor iyo Maxamed Abokor la yidhaahdo ayey u rogayaan.taasoo sanadka 2024-ka ay ku soo korodhay Habartii Habar-xabusho.

baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail com