Hargeysa,(baraarugtv.com)-Waxa aan maanta magacaabay musuuliyiin cusub oo uu ugu horreeyo Xoghayaha dalka Sweden ee xisbiga WADDANI, sidoo kalana ay ka mid yihiin Guddoomiye kuxigeenka Garabka Dhallinyarada Heer Qaran, Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Maroodijeex iyo xubin ka mid ah hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI.
Waxaa Ilaahay uga baryaya masuuliyiintan cusub ee dhallinyarada ah inuu ku garabgalo masuuliyaddan baaxadda leh ee uu xisbigu u igmaday.8