Tiradda Dagaal yahanadda Ka barbar-dagaalamaaya Maleeshiyaadka Laascaanood

0
268

Sool(baraarugnews.net)-Laascaanood waxaa ka dhex dagaalamaya oo lagu arkay Cabdi Madoobe oo ah Sarkaal Shabaab ahoo u dhashay Cali Gerri.Cabdi Madoobe wuxuu ahaa ilaaladii gaarka aheyd ee hogaamiyihii Al-shabaab ee duqaynta lagu dilay Aadan Xaashi Caydhow iyo Jaamac Cutiye oo u dhashay Cigaal Naaleeye oo muddo gaadhaysa 20 sano u xidhnaa fal argagixiso oo uu ka fuliyey magaalada sheekh.kaasoo xilligii dawladii Madaxweyne Daahir Riyaal ku dilay oday iyo haweenaydii jarmalka aheyd ee caawin jiray ama ka shaqayn jiray horumarinta tacliinta Iskuulka sheekh.Jaamac kuutiye oyo kooxdiisii oo watey gaadhi seeraf ah ayaa ka baxsadey xukuumaddii Riyaale’laakiin bulshada ku dhaqan magaalada Dhoqoshay oo dhacda dhanka hawdka magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco ayaa waxa gacanta ku soo dhigay’xadka dawlad-deegaanka u jira 30km una xirnaay sanado badan Shabaabnimo.


Diyaaradaha wax basaasa ayaa Dul wareegaya , waxeyna Sirdoonka cadeeyeen inuu Cabdi Madoobe wato 800 oo ka mida dagaalamayaan aad u tababaran kuwaas oo hore loogu diyaarshay Buuhoodle.waxa la sheegay in kooxo kale oo argagixiso ku jirto aaga buuhoodle
Xaalku hadda wuxuu isu bedelayaa duqeeyn cirkaa iyo dagaal loo dhan yahay. Cabdi Madoobe wuxuu ahaa Iskaafka qaaska ah ee hogaamiyihii kooxda Alshabaab Xaashi Aadan Caydhow oo ahaa hogaamiyihii ugu halista badnaa qaara
dda geeska Afrika’isagoo wax ku soo bartay waddanka Afganistan ilaaladiisii qaaska aheyd ee maalulayey xoogagii argagixisada hogaamiyihii duqaynta ku dileen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn er maraykanka ee koonfurta soomaaliya. Cabdi Madoobe waa ninkii burburiyey qabuurihii Barakaad ee Muqdisho’waana argagixiso caalami ah oo caan muqdisho ka ah weeye.isagoo ka soo dhex-muuqday laascaanood hogaaminaaya dagaalka. Madaxweyne Muuse Biixi iyo wasiir Maxamed Kaahin ayaa jeelka weyn ee magaalada Hargeysa ka siidaayey Jaamac Kuutiye’Indho-case iyo xubno kale oo 20 sano qaar xidhnaayeen’halka qaarna xidhnaayeen 19 sano badhtamihii sannadkii 2022-ka ka sii dayey jeelka weyn ee Hargeysa.sirdoonka dawladaha waa weyn ee caalabka’shakhsiyaadka aqoonta u leh dabinadda ay soo xidhaan’soona maleegaan siyaasad ahaan Muuse Biixi Cabdi iyo maxamed kaahin Axmed ee tan iyo xilligii jabhada qaaxa SNM in sababta ay u sii daayeen dhiil heshiis la galay’ka dib waxa is taadhmay buuq siyaasadeed oo ka yimi xidbiyada Waddani iyo Ucid hogaankooda sare’kuwaasoo ku doodaaya in doorasho wax layidhaahdo oo muuse Biixi qabanayaa aaney jirin.warbaahina baraatugnewd.net oo arrimahaa u kuur gashay ayaa heshay maclumaad ku saabsan qorshe qarsoodiya oo dajiyeen kuna saabsanaa soo laabashada kursiga madaxweynimada somaliland. xeel dheerayaasha aqoonta durugsan u leh arrimaha damacooda siyaasadeed Muuse Biixi’Maxamed Kaahin ayaa ragaas oo xukun adag ku xidhnaa ooda laga qaaday fahmay in dabin ku jiro walaacna ka muujiyey siday u sheegeen warbaahinta baraarugnews.net Talaabadaas Muuse Biixi qaaday esjigii labaad ee ficilkii Muuse Biixi qaaday uu ahaa innuu ku dhawaaqo furusta ururada siyaasada,taas oo sababtay khalkhal siyaasadeed gudaha.Jaamac Kuutiye maalmo joogay gudaha magaalada hargeysa wuu ka tegay wuxuu ka soo muuqday iyadoo loo kala hadhin oo siweyn loogu soo dhaweeyey Buuhoodle iyo deegaanada kale ee dhulbahante.Balse shaashadaha sirdoonka ayaa hayey jaamac kuutiye bilooyin ka dibna waxa bilaamay dagaalkii dawladda xasan sheekh ku qaaday argagixisa alshabaab. Muusr Biixi iyo Maxamed kaahin waxay bilaabeen inay soo qaataan Cataash gudoomiyaha urukii waberi ee bahrarsame.waxay meesha ka sareen reerkii jaamac siyaad ee somaliland u dhintay geeyayna sool inteeda badan.dagaalkii siyaasadeed ayaa sababay in Garaadada iyo Muuse Biixi’Maxamed Kaahin iyo Taliye nuux taani ogoladaan shirka laascaanood.qaar ka mid ah ilaalada Wasiir maxamed kaahin oo ka cudur-daartay in magacooda sheegno ayaa noo sheegay in iyo muuse Biixi qorshe soo maleegeen ku qaraxday oo qorshihii shirka garaadada ayaa is badelay’waxay sirdoonkii ugu jiray ogaaday qilaab lagu sameeyay shirkii laascaanood Iyo Cabdi madoobe miidhan oo ku hoos qarsoon shirkii garaadada’taasna keentay inay is yidhaahdan soo qabqabta.isku dhacii shacabka iyo ciidanka somaliland halkaas ayuu ka bilaamay.geesta wasiirka arimaha gudaha waydiideen siddii arrintan wax uga waydiino agaasimaha warfaafinta gudaha cabdillaahi caarshe ayey xidhiidh la samaysay warbaahinta baraaruhnews.net.xaalada ciidanka lagu daabulay Laascaanood ka dhex-aloosantay khatar ayey galeen dhexdooda taas oo aanu doonayn in aanu baahino.guud ahaan shacabka somaliland waxa la gudboon inay qarankooda difacaan mid cudud’dhaqaale’af iyo adinba.waa in laga joojiyaa dadka af beel isaaq ku hadlaaya ka joojiya baraha bulshada facebuuga wixii la xidhiidha. maamul iyo ee Wasiir maxamed kaahin immika wuxuu joogaa huteelka isha-caynaba ee ku yaal magaalada caynaba. Garaadada iyo Muuse Biixi ‘Cali koore iyo wasiir maxamed kaahin kuwee qadaraas ku soo qaatey sool,madaama filinka ku wada socdeen soo galeen magaalada,laakiin koox ku hoos jirtay
garaadada ayaa iqilaabay dhirkii Laascaanood.masaakiintii shacabka ayaa kubad dhagaraysan ku ciyaarteen siddii 1994kii Burco ka fhacday. dhanka kale waxa dalka weerar ku soo qaaday warbaahintii madaxweynihii hore ee soomaaliya Farmaajo’taliyihii Nisa Fahad yaasiin iyo dad kooxo habqabiil loo soo abaabulay ayaa fidinaaya arrin cabsi galinayo dadkii beesha dhulbahante ee degan gobolada kale ee somaliland Hargeysa’Boorama iyo Berbera iyo Burco ‘balse dalka somaliland dadkii midida dadkeeda hayey way ka seexdeen.