Muxuu daarnaa kulankii maanta dhexmaray Mareeyaha dekedaha somaliland iyo safiir ka socday dawladda turkiga?

0
211

Berbera,(baraarugnews.net)-Mareeyaha dekedaha somaliland Eng siciid Xassan Cabdillaahi ayaa maanta warbixin faahfaahsan ka siiyey wefti Ka socday dawlada turkiga.”Wakiilka Dawlada Turkiga u qaabilsan JSL, Amb. Harun Arslan ayaa nagu soo booqday Dekedda Berbera iyo Aagga Cashuuraha ka caagan ee Free Zone ka. Warbixin kooban baannu ka siinay taariikhdii Turkidu ku lahaayeen dhismaha Dekedaha Berbera iyo saylac. Sidoo kale, waxaa aanu xog ka siinay shaqada baaxada leh ee ka socota Dekedda iyo Free Zone ka Berbera”ayuu yidhi mareeyaha dekedaha somaliland siciid Xassan Cabdillaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here