Waddaado Tirro badan oo tegay Gurriga mursshax ciro &Maxay tahey ujeeddadu?

0
93
  1. Hargeysa,(baraarugtv)-Waxa aan maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygeyga ugu sameeyey qaar ka mid ah culimada waaweyn ee dalka iyo culimo kale oo dalka dibaddiisa ka yimi iyo ardaydoodii oo dhawaan dhammeeyey casharro diini ah oo u socday muddo 8bilood oo xidhiidh ah oo ka socday Masjidka weyn ee Sheekh Ibraahin Dheere.

Waxa aan si gaar ah ugu mahadcelinayaa walaalkay & saaxiibay Sheekh Almis Yahye Ibrahim iyo Bar-kulanka Ibn Khalduun oo howshan baaxadda leh u qabtay dalka iyo in kor loo qaado barashada culuumta diiniga ah, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa Sheekhii bixinayey in uu miisaanka xasanaadka ugu biiriyo.