“Waa Maxay Muhiimada Ay Leedahay Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Doorashooyinka?

0
233

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Mareeyaha dekedaha iyo biyaha xeebaha Somaliland,Siciid Xasan Cabdillaahi,ayaa socdaal kormeer ay ku wacyi-gelinayaan bulshada ku dhaqan deegaanada Gobolka Saaxil ku kala bixiyey qaybo ka mid ah.Isla markaana Mareeyaha Dekwda Berbera iyo xubno ku wehelinayey oo xukuumadda madaxweyne Muuae Biixi,ayaa halkaas kula hadlay qaybo ka mid ah bulshada Abdaal iyo Lafaruug.”Waxa aannu Kormeer ku tagnay Magaalooyinka Lafaruug iyo Abdaal ee Gobolka Saaxil.Kormeerkan oo aannu ku wacyi-galinaynay bulshada ku dhaqan Deegaanadaas muhiimada ay leedahay qaadashada Kaadhadhka codbixinta Doorashooyinka.”ayuu yidhi Mareeyaha Dekedaha Somaliland Eng.Siciid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here