Siddee Degmo ka mid ah Gobolka sool maamul-goboleed u noqotaa?

0
101

Hargeysa’Hadii gobol degmo ka mid ahi ay noqon karto maamul goboleed oo dawladnimada aanu midnimadeeda halkan u fadhino ay kolba degmo calan ku qaabilayso ana dagmadaydii halay invite gareeyo .

Dawlada Somalia 🇸🇴 waxaan farayaa in aanay burburka gobolada waqooyi qayb ka noqon midnimada iyo wadajirka sharaf lagu raadiyo.

Xildhibaanada kale ee qayb ka noqday kala gaynta umadda illhay meel ku wada uumay waxaan xasauusinayaa inaynu golaha u joogno midnimo iyo wadajirka umadda soomaaliyeed .

Gobolada waqooyi oo mid ah baa anafacaya dawlada somalia 🇸🇴

Xildhibaan Afraah Awed Ali ❤

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here