Shirkadda Dahabshiil Waxay Aad Uga Walaac san-tahay Xaaladda Dalka Sudan

0
176

“Shirkadda Dahabshiil Waxay Aad Uga Walaac san-tahay Xaaladda Dalka Sudan


    1. u Saamaysay Macaamiisha iyo Bulshada Sudan.Dahabshiil Waxay.”

Sudan,(Baraarugnews.net)-“Shirkadda Dahabshiil oo muddo dheer ka shaqaynaysay dalka Sudan. waxay aad uga ka xun’tahay oo ka walaacsan tahay xaaladda dalka Sudan iyo sida ay u saamaysay macaamiisha, iyo guud ahaan bulshadda iyo Sudan.
Dahabshiil waxay ku rajoweyn tahay in adeegyadeedu ay ka sii shaqayn doonaan goobaha ay suurtagalka tahay. Iyadoo sidoo kale ku rajo-weyn tahey in dhibaatadda Sudan soo afjarmi doonto dhawaan insha allah.
Dahabshiil are distressed and concerned about the situation in #Sudan and how it affects everyone including our customers and clients. We note that the BBC refers to the usefulness of our services.
https://twitter.com/dahabshil/status/1650939778815 xaaladda dalka iyo sida ay u saamaysay macaamiisha, iyo guud ahaan bulshadda iyo dhaqaalaha #Sudan.

https://www.bbc.co.uk/sounds/play/w172z1jdbgb0zk0?partner=uk.co.bbc&origin=share-mobile

We hope Dahabshiil can continue to be of use where possible. But in particular, we hope the troubles will end soon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here