Qaranka.Maanta…” Shirkadda Dahabshiil Guruub Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Gacan Qabandoonto Haweenka Soomaalida Ah Ee Jecel Ganacsiga

0
216

Shirkadda Dahabshiil Guruub Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Gacan Qabandoonta Haweenka Jecel Ganacsiga Ee Soomaalida ah

Qaranka.Maanta…”Shirkadda Dahabshiil Guruub Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Gacan Qabandoonta Haweenka Jecel Ganacsiga Ee Soomaalida ah
Qaranka.Maanta…”
Shirkadda Dahabshiil Guruub Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Gacan Qabandoonta Haweenka Jecel Ganacsiga Ee Soomaalida ah

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Maamulaha guud ee shirkaddaha  Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday kaalinta weyn iyo dedaalka ay ugu jiraan Dahabshiil ahaan in ay horumariyaan haweenka soomaalida ee jecel ganacsiga, isla markaana maamulaha shirkadda dahabshiil Cabdirashiid, ayaa  ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Hal-abuurka ganacsiga iyo aqoon yahanka haweenka soomaalida ah.

Munaasibad loogu dabaal-degaayey maalinta haweenka adduunka ka soo baxay Chevening Awards (FCDO), ayaa maamulaha guud ee shirkadda dahabshiil Guruub Cabdirashiid waxa uu sheegay inay

Dahabshiil ahaan sii wadi doontaa taageerada ay siiso ardayda Chevening Awards (FCDO) iyo Hal-abuurka ganacsiga haweenka soomaalidda.

#MicroDahab #DahabshiilGroup

Our CEO attended a celebration of women’s entrepreneurship and Chevening Awards (FCDO) scholars to mark #InternationalWomensDay #IWD2023 – thanks to @LizzieWFCDO. #Dahabshiil will continue to support Chevening students and women in business MicroDahab-MFI.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here