Maxamed Siyaad Barre ayaa eeday Kalmada ah Ma Gaydaan Shacabkii Gobolada Waqooyin. war ka daaya Garxajiis i

0
375
Caawa Codkii Wakaash, Kulmiye-na Kabihiisa Ha Qaato.
Caawa Codkii Wakaash, Kulmiye-na Kabihiisa Ha Qaato.

“Maxamed Siyaad Bare ayaa eday Kalmada ah Ma Gaydaan Gobolada Waqooyi war ka daya Garxajiis inay Dalka Madaxweyne ka noqdan oo waliba Ciro soo samray Ka Noqdaan Waa Muqadas
WAXAA QORAY EX XILDHIBAAN
Mubaarik Yuusuf Ali (Bidhi )
Tartankii u danbeyay la qabto Ciyaaraha Kubada Cagta Ee 18 Gobol Soomaaliya laysku odhan jiray ayaa dhamaadka 4 Gobol ee Semi_Final.waxa isugu soo Baxay
Group A. Togdheer Kismaayo
Halka Group B isugu soo Baxen Waqooyi Galbeed oo Hargeysa ahayd iyo Gobolka Shabelaha Dheexe oo Jawhar ahayd .
Waxa isku beegmay
Waqooyi Galbeed iyo Jubada Hoose oo Kismaayo ah oo kooxda soo badisa tagayso Final.
Dhiinaca kale waxa isku beegmay Togdheer iyo Shabelaha Dheexe Jawhar oo Gobolka badiya uu tagayo Final Ciyaarta kama danbaynta .
Dawladi Maxamed Siyaad Bare iyo shacbkii Konfureed waxa u qadan wayen Togdheer iyo Waqooyi Galbeed oo Hargeysa oo Final isugu Yimi Koobkina taarikhda marki Kowaad tago Gobolada Waqooyi (Somaliland)
Maxamed Siyaad Bare ayaa u yeedhay Wasirkisi dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mire Awaare waxanu ku amray in sharciiga wax laga badalo oo laga dhiigo in Afarta Kooxod iswada arkan oo labada Gobol ugu dhiibcaha Badan imadan Final . Subaxi ayaa lagu soo qoray wargayskii Xidigta sharciigi loo samaystay Somiland waxa lagu bilaabay Togdheer iyo Hargeysa caajib waxa ugu dhiibco batay Waqooyi Galbeed iyo Shabeelaha dheexe Jawhar oo guushu Hal iyo eber ku badiyen Jawhar oo Koobkii sida ku qaden halka kalinta sadeexad Togdheer gashay Kismaayo Afar iyo hal kaga badisay nuxurka waxa weeye Koobkii waxa qaday konfur balse waxa xoogaystay Cadaladaradi lagu hayay Reer Waqooyi ma geydan Koobka . Sanadki Danbe Ciyaaraha dhiici lahaa Dalka SNM qabsatay.
Ujeedkaygu waxa weeye Maanta marki Musharaxa Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro Gudoomiyihi Xisbiga Wadani ku Wareejiyay Xirsi Cali Xaaji Xasan isna la yiqinsaday hadi Doorashada Madaxweynuhu dhacdo inu Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) Madaxweynaha Lixaad yahay ayaa dalka jiho kale iyo sharciiyo iyo Uruuro wakhtiigoodi joogin la leyahay waa la furaya war Maxamed Siyaad Bare ayaa eday Gobolada Waqooyi Koobka ma gaydan war ka daya Garxajiis inay Dalka Madaxweyne ka noqdan oo waliba Ciro soo samray Madaxweyne noqdo hada diidan waxay noqon Garxajiis ma gaydan kursiga Madaxweynaha Somaliland waxba looga soo joogay .Gidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here